Voice of British Parliament
Baarlamaanka Ingiriiska oo ka hadlaya inay Somaliland mudan tahay
aqoonsi caalami ah oon ku xidhnayn shirarka gun iyo gadh qabadba la'
ee Somalida
Bahda Farshaxan
|
Voice of Acting Assis.Secratary -USA-
Sii hayaha Kaalinta Xoghaynta Maraykanka ee arimaha Africa oo
u qiray Somaliland inay mudan tahay aqoonsi caalami ah
Bahda Farshaxan
|
|
Chronological History of Somaliland
Taariikhda Somaliland oo si fudud qurux badana loo soo
bandhigay,taasoo dad badan ay iska indho tiraan iyagoo diidaday
runta kuna ag meeraysanaya been abuurka
Bahda Farshaxan
|
Somaliland is not Somalia
Somaliland waa wadan iskii u madax banaan oon
ka mid ahayn Somalia .Somaliland dhaqan ahaan, ummad ahaan, degaan ahaan,
maamul ahaan si walba way uga duwan tahay Somalia.
Bahda Farshaxan
|
Introduction to Somaliland
Hordhac ku saabsan taariikhdii Somaliland
oo u dhigan si cilmiyeysan
Bahda Farshaxan
|
Professor Lewis
Profissor Lewis oo si cilmiyeysan u dhigay sida ay ummada reer Soomaliland
u nabad jecel yihiin
Bahda Farshaxan
|
|
ICG Report about Referendum
Warbixintii ICG eey kaga waramayeen
si lama ilaawaanka ah eey ummada Somaliland u dhiibteen codkooga
si nabad galyo ,ixtiraam ,iyo wadanimo ku jirto
Bahda Farshaxan
|
Somaliland Ministers in USA
Wasiirada arimaha dibada iyo maaliyada oo socdaal ku yimid USA
Bahda Farshaxan
|
ICG Report about Somaliland
Warbixintii ururka ICG uu talo ku siinayeen maamulka wadanka Somaliland
ka dib cod bixintii iyo doorashadii dalka
Bahda Farshaxan
|
Aqoonsiga Soomaliland
Aqoonsiga Soomaliland cidna loo baryi maayo
,Ummadani way tashatay waanay hanaqaaday
ee ha ku daalin ciil la jiifoow,danahaaga qabso
Bahda Farshaxan
|
In Africa,What does it take to be a country
At least a small part of the future of Africa is being played out in Somaliland,
the northwest portion of Somalia that declared its independence in 1991. In its
bustling but impoverished capital of Hargeysa, the most striking contrast with most
African cities is the sense of order. |
Somaliland's Survey
The necessary data are given for the calculation of the seasonal calendar
in the future in Table 2 below. This calendar shows the seasons from august
1944 till August 1952 only Bahda Farshaxan |
Hawl-galkii Lagula Baxay Col. C/Laahi Askar
hacdadaasi, waxay Ciidamadii Siyaad Barre ee Hargeysa fadhiyay iyo guud ahaanba Taliskiisii ku noqotay
Adhax-jab aan hore loo arag iyo dhirbaaxo kulul oo wefiga ka dhacday. Dhinaca ururkii SNM-na, waxay u
ahayd guul aan hore loo arag, waxayna u soo jiiday Sumcad weyn oo Milateri iyo Siyaasadeed intaba
Boobe Yuusuf Ducaaleh
|
Somaliland Politics Introduction The recent upsurge of insults and counter-insults
between Kulmiye and UDUB officials set many people wondering whether they have even the least
credentials to rule this country. Yussuf Abdillahi Mohamed |
Diyaaradii Rushaysay Hargeysa
Taariikhdu waxay xusaysaa in dhacdo aan aduunka hore uga dhicin ay ka unkantay
magaalada Hargeysa, markii ay iska hor yimaadeen ciidamaii xaq u diririka ahaa
ee SNM iyo ciidamadii isku bahaystay tirirka iyo xasuuqa ummada xaqeeda
dhacsanaysa
Fu'aad-Bahda Farshaxan
|
Taariikh La qaloociyey Waxa laga
yaaba inaad hadafka aad ka qabtid gooni isutaaga Somaliland aawadeed aad taariikhda u qaloocisay,
xaqbaanad u leedahay oo kugu caayi maayo. Laakiin hadii ay sidaa tahay waxa kula gudboon inaad xilka
SSE lagaaga magacaabay, inkastoo aanad adigu isu sharixin, iska casishid
Id Hasan Muse. |
Impression on Local Council Election
Participating in the first democratic election of the country, in more than 30 years, was an exciting
affair for everybody who was involved in it. It was particularly so for the youth who form the largest
section of the population in the country
Yuusuf CabdiLaahi
|
Taariikh La qaloociyey Waxa laga
yaaba inaad hadafka aad ka qabtid gooni isutaaga Somaliland aawadeed aad taariikhda u qaloocisay,
xaqbaanad u leedahay oo kugu caayi maayo. Laakiin hadii ay sidaa tahay waxa kula gudboon inaad xilka
SSE lagaaga magacaabay, inkastoo aanad adigu isu sharixin, iska casishid
Id Hasan Muse. |