Ku soo Dhawoow
Mareegta Far-Shaxan
  ha moogaan mareegta u ban baxday raadraaca taariikhda, dhaqanka iyo hidaha
  Tifatirayaasha Farshaxan way ka madax banaan yihiin fikradaha gaarka ah ee ku sugan halkan

kula xidhiidh Bahda Farshaxan EMAIL ..

Diyaaradii Rushaysay Hargeysa

    “
    
    Taaariikhdu waxay xusaysaa in dhacdo aan aduunka hore uga dhicin ay ka unkantay
    magaalada Hargeysa, markii ay iska hor yimaadeen ciidamaii xaq u diririka ahaa
    ee SNM iyo   ciidamadii  isku bahaystay tirirka iyo xasuuqa ummada xaqeeda
    dhacsanaysa  . Diyaaradan hoos ku xardhani waa  mid ka mid diyaaradihii ka kacayey
    madaarka hargeysa ee duqaynayey isla magaalada waa yaabee  taariikhda maxay
    sheeko iyo war haysaa. Waa muujin cad cadaawada aan geedna loogu soo gaban ee
    lagula kacay ummadan iyadoo ay duuliyayaashu ahaayeen calooshood u shaqaystayaal
    u dhashay wadanka South Africa:



    Erayaday ku hadaaqayeen waxaa ka mid ahaa: owdkiyo raqdoodii miyaa laga dulmaansooday, Sidii waxaan muslin ahayn miyaa muxubo loo laayey, Madafac iyo rasaastii miyaa meel kastaba gaarey

Copyright ©2003- Mareegta Raadraac ee Farshaxan. All Rights Reserved.