Duruusta tallaabooyinkii.
Sheekh Madar ee aasaaska Hargeysa
Halkan waxaanu ku soo bandhigaynaa qoraalo taxane ah oo ku saabsan
duruusta laga baran karo tallaabooyninkii Sh.Madar ee aasaaska Hargeysa
caasimada wadanka Somaliland.
Qofkii dood ka qaba ama dhiirigelin raba inuu soo jeediyo ha la soo xidhiidho
xubnaha bahda Farshaxan.
Bahda Farshaxan
|
Maahmaahyo Cusub
Abwaan Cali Axmed Raabi(Cali Seenyo) oo furay albaab cusub ka dib ,
markuu alifay maahmaahyo cusub ,iyadoo aan looga horayn hawshan iyada ah.
Qofkii dood ka qaba ama dhiirigelin raba inuu soo jeediyo ha la soo xidhiidho
xubnaha bahda Farshaxan.
Bahda Farshaxan
|
Ducaysane Wiilkayoow
As a wise proverb says, every man can
father a child but only few can be become dadsThis
song is a tribute to all the Somaliland dads especially...
Rhoda Rageh(Bahda Farshaxan)
|
Falcelintii Safarka Hadraawi
Ismaandhaafka iyo jahawareerka ka
abuurmay safarka nabada ee Mudane Hadraawi
Halkan baanu ku soo bandhigaynaa rayiga
bulshada kala duwani ka qaateen iyo sida
loo kala cabirtay...
|
Somalia/Somaliland "Xal"
Midnimadii 1960kii oo si sharci ah u
hirgeli weydey ama sababo kaleba ha
keeneene, guud ahaan soomaalidu tan
iyo waagaa waxyaalo badan ayey kala
tabanaysaa.
Axmed Iid Aadan(Bahda Farshaxan)
|
Muraajaco Halka Haleel
Maxamed Baashe ma ku guulaysan doonaa in uu waajibka uu
qalinka u qaatay sida uu u yahay u guto? Waxay ahayd weydiin aan hubo
in ay waxgaradka suugaanta jecel oo dhan maskaxdooda ka guuxaysey
Ibraahin Yuusuf Axmed
|
Baaxadda Suugaanta Haweenka
Buugga la yidhaa "First Foot-steps in
East Africa" ee soo baxay 1894kii waxa
lagu sheegey in ay dadka Soomaaliyeed
wada gabayaa yihiin Tan iyo xilligaasna
reer galbeedku waxay Soomaalida u yaqaanneen
iney yihiin dad wada maansooda
C/Raxmaan Faarax-Barwaaqo(Bahda Farshaxan)
|
Saxarla and Saxardeed
Months of planning advertised this wedding well before
it happened, which has built the emotions of those involved into destructive
energy. Superficially the wedding imitate western model until the moment
arrived. On the night of the wedding, it is hard to believe that anything was
planned. Rhoda Rageh
(Bahda Farshaxan)
|
Sal li'ida Idaajaa
Aqoon darnidu Ma laha ceeb ee
meel walba isku qaadka Idaajaa ayaa halis ah,
Qofku inuu sal iyo mabda' yeeshee waalagama maarmaan-
Maxamed Xaaji Cadoow
|
Heestii Hooyooy (In English)
To give life and nurture to another human being is indeed the highest
honour but then where does the composer leave the entire female race and
the other qualities they share with men? Rhoda Rageh
(Bahda Farshaxan)
|
Maansada dix dhagaxeed
Wadajirka,wax wada qabsiga iyo isku dul qaadashadaa lagu liibaana
Axmed Iid
Bahda Farshaxan
|
Suuqgaynta Tiyatarka Hargeysa
"Dhaqankayaga iyo Fankayaga in Jabuuti loo wareejiyo ma ogolin,"
ayuu yidhi Dacar- C/risaaq Dubad
Bahda Farshaxan
|
Maansooyinka
African Phoenix iyo Allow hana doorin
Bashir Goth wuxuu ku cabirayaa maansooyinka dareenkiisa
Afrikaan ahaan iyo soomaali ahaanba
Bashir Goth
Bahda Farshaxan
|
Singing In a Vacuum
Wuxuu qoraalkani soo bandhigayaa walbahaarka uu ka qabo Bashir
sii gabaabsiga luqadii Af Soomaaliga aheyd.
Bashir Goth
|
Maansada Ibir:
Somaliland iyo shirka Kenya
Maanso la talinaysa dad ka tirsan Somaliland hunguri kaga jiraa
ka qayb qaadashada shirka Kenya ee Soomaaliya,isagoon khusayn
Somaliland
Eng.Abdewali A.Elmi
Bahda Farshaxan
|
Maansada Ammaal
waxeyna jawaab u tahay suaalaha ka immanaya akhristayaasha suugaanta
Abwaanka, gaar ahaan kuwa la xiriira maahmaahyadi cusbaa ee saddaxleeyda
ahaa ee uu allifay Maxamed C/qaadir"Stanza"
Bahda Farshaxan
|
Aabaha Waxbarashada:
Maxamuud Axmed Cali
Taariikh nololeedkii aabihii waxbarashada ayaa si tafatiran
loogu soo bandhigayaa halkan.
Maxamed Bahshe
Somalitalk
|
Maahmaahyo Cusub_Saddexley
Maahmaahyo saddex saddex ah oo cusub ayaa si xardhan ugu soo
farayaraystay abwaanka da'da yar ee Maxamed C/qaadir"Stanza"
Aftahan
|
Qaawanaan Hadal
Waa maanso si qurux badan u soo bandhigaysa qaabka ay siyaasiyiinta
waqtigan u doodaan iskulana hadlaan
Haatuf News
|
Macaan iyo Qadhaadh
Gabaygii Qaasim ee macaan iyo qadhaadh iyo hadal tebintiisii luqada
ingiriisiga oo uu qalinka ku duugay Prof.Andrzejewski.
Bahda Farshaxan
|
1988 Mingiste iyo Afweyne
Heshiis guul u soo jiiday SNM, hantaaqayna Afweyne iyo huwantiisii
oo ka dhacay Jabuuti iyo sida foosha xun ee BBC-du u soo bandhigtay
waxaa qalinka ku duugay qoraagii lama ilaawaanka ahaa
Boobe Yuusuf Ducaale
Halgan News
|
ifbaxii Aragtida Somaliweyn
Maqaalkanu waxa uu ku saabsanyahay taariikhda soo
ifbaxii Aragtida Somaliweyn, dhalashadii midnimada
labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, iyo sidii Somalia
iyo Somali Galbeed midnimadaas u aaseen, yididiiladii
Somaliweyna uga dhigeen raja-gab
Ibrahim Hassan Gagale
|
Ma ogtahay
Barashada diinteena Islaamka ahi
waa mid inala gudboon ,ma la
socotaa taariikhdii iyo hanaqaadkii
diinteena ,sidoo kale dadkii naf
iyo maalba u huray inay diintani
mudnaanta dheeraadka ah eey huwan
tahay sidato
Siciid Cumar Yuusuf
C/fataax Xasan aadan
Axmed Ismaciil
|
Gabdhihii Gayigaygoow
Waa waano ku socoto gabdhaha gayigeena,si turxaan li'ina uga waramaysa
dhibaatada iyo isbadalka jira ee u baahan daawayn,waxay Sabaad ka tirisay
xaflad lagu maamuusayey Abwaankii waynaa ee C/Laahi Suldaan.....
Sabaad Cali Cumar
|
Iscasaynta iyo dumista qoysaska
Ibraahin Xirsi Hurre (Dayr-waa) oo suugaan ahaan ku muujinayo
saamaynta ay bal-wadda Is-cadayntu ku yeelatay dhinacyo
badan
Muuse F. Jaambiir.
|
Haabhaabashada Yamyam
Ismaandhaafka iyo jahawareerka ka
abuurmay sal u raadinta erayada af Soomaaliga
iyo cidlo haahaabashada Yamyam
C/Raxmaan Barwaaqo |
Gabay Xaddi
Gabayga oo ka mid ah jaadadka maanso ee ay xikmadda, mahadhada iyo waayo'aragnimada
Soomaaliyeed ku dhan tahay ka ugu miisaanka culus, ayaa waxa uu waayadii hore kaalin
sare kaga jiray..
Axmed Iid
|
Diiwaanka aduunka iyo Cabdi Qays
Cabdi Aadan "Qays" oo lagu daray diiwaanka abwaanada aduunka
|
Hibada Eebe iyo Ganay
Xasan X.Cabdulahi"Xasan Ganay"
By:Rhoda A.Rageh
|
Maansooyinkii Gaariye
Suugaantii abwaanka loo bogay
ee Maxamed Xaashi Dhamac"Gaariye" sida Eed Hooyo Laga Galay....
|
|
Mahadhadii Dr.George
Maxaad ka taqaanaa Taariikh nololeedkaDr.Georgi Kapchits
Halkan baanu ku soo bandhigaynaa iyadoo tafatiran waliba haysana
ogolaanshihiiisa
|
Maansooyinkii Barwaaqo
C/Raxmaan Barwaaqo
oo aad loogu yaqaano qalin ku dirirka
,ha u daymo la'aan isagoo ku biiray kooxda af ku dirirka
ayaanu halkan ku soo gudbinaynaa maansooyinkiisii Qoraa iyo Eel
|
Gibiloy iyo Cabdi Qays
Waa gabay cusub oo uu ku fara yaraystay Cabdi Aadan "Qays"
Gabaygani wuxuu ka tiriyey bandhig faneed ay isaga iyo hobolo
kale ku soo bandhigeen Magaalada Jibuuti.
- akhris iyo dhagaysiba-
|
Farshaxankii Golis
Dadka aduunka ku nooli siyaabo kala duwan bay u cabiraan.Hadaba
Xasan Amaan
wuxuu adeegsanayaa muuqaal farshaxaneed
gudbinaya xaqiiqada dhaqan,siyaasadeed,diimeed iyo tacliineed
ee umadiisa. |
Mahadhadii Ibraahin Xuseen
Waa hal abuurka wayn ee caanka ah iyo hawl suugaaneedkiisii.
oo aanu halkan ku soo bandhigayno |
Safarkii Canada iyo Dr.George
Booqashadii Dr.Georgi Kapchits Dr. Georgi Kapchits waa tusaale nool oo ka
marag kacaya inuu qof kastaa baran karo waxa uu doono iyo afka uu rababa
isaga oon marna tegin dalka afkaa uu baranayo lagaga hadlo.
Barwaaqo- |
|