Ku soo Dhawoow
Mareegta Far-Shaxan
Information
About us
Resources
  ha moogaan mareegta raadraaca taariikhda, dhaqanka iyo hidaha  | 
  Tifatirayaasha Farshaxan way ka madax banaan yihiin fikradaha gaarka ah
ee ku sugan halkan

Guryaha Gabiley Gabilay Universal Computer Institute
The purpose of this website is to offer the latest information regarding the life of Gabiley and to introduce the support & the help from different sources that are available to schools,hospitals and related organization.
UNIVERSAL INSTITUTE OF COMPUTER .

AASAASKII
Machadkan waxa la asaasay sanadkii 2/3/2002, waxana loo aasaasay markii
aan aragnay baahida wayn ee ardayda degmadu u qabto computerka iyo
technolojiga , markaan aragnay baahida loo qabo in ay ardayda noqdaan
kyuwo lEh xirfado ay ku shaqysan karaan markay dugsiyada dhamaystaan .
markaan ogaanay in aaladan computerku inay noqotayba mid caalamka la
xidhidhin karta  dadka u baahan inay la xidhiidhasan eheladooda  ,
la tashi badana aan la sameynay dadka ayan waxan go’aansanay in la
sameeyo machadkan UNIVERSAL .

TIRADA ARDAYDA WAX KA BARATAY

Tirada ardayda wax ka baraty mudadaa s yare e dugsigu jiray  waxay dhan
tahay 85 arday oo dhamaan lka qaatay dugsiga shahaaqdoouinkoodii qaar
badan oo kaamid ahin ay ku shaqeeyaan  uguna shaqeeyaan Ganacsatada
dalka  iyo Hay’adaha samofalka .

TIRADA ARDAYDA HADA  WAX KABARATA MACHADKA


Tirada hada wax ka barata machad ka waxay dhan  tahay 80 arday oo 30 ka
mid ahi ay haween yihjiin  50 kamid ahina way wiilal yihiin , taas oo
imika ay u socoto waxbarashadoodii..dhawaan waxa  loo qaban doonaa haddii
ale idmo xaflad  qalin oo ay ku qalin jabin doonaan   arday gaadhaysa
47 arday oo  dhamaysatay wax barashadoodii.

WAXYAABAHA LAGU BARTO MACHADKA

Machadka ilaa hada waxa lagu bartaa habka isticmaalka computerka
sida barnaamijyada

-Operating system-(different kinds of OS)
-Applications Softwares( Microsoft Office, etc)
-Internet Knowledge (Browser usage,kinds of Browser,etc)
-Office Technology (secretarial Service ,etc)
-Catching up with new technologies


TIRADA MACALIMIINTA MACHADKA
Tirada macalimiinta machadka wax ka dhiga ilaa hada waa laba macalin

WAXYAABAHA QORSHAYSAN MACHADKA EE MUSTAQBALKA DHAW

Machadka waxa u qorshaysan in lagu soo daro waxbarsho cusub sida
·        Accounting & Management
·        business Administration
iyo waxyaabo kale haddii ilaahay yidhaahdo . Taas oo aan ilaa haatan
ku raadjoogno
sidii si dhakhso ah looga hirgalin lahaa machadka.





Saciid Yuusuf Kaaahin
Maamulaha Machadkabarashada Computerka  UNIVERSAL

Gabiley


Cidna Uma Maqna ,Ceelna Uma Qodna

We are trying to be a dedicated group for the needs of the district-  hopefully region -of Gabilay and its surroundings.We can be contacted by the email of   "admin@farshaxan.com".
Copyright ©2003- Mareegta Raadraac ee Farshaxan. All Rights Reserved.
 |