FAR-SHAXAN

||Home| Dhalaan| Gabayo| Heeso| Sheekooyin| Maahmaahyo| Googaa| News| Rayiga| Gabayaa

Waa ururkii dadka iyo dalka.

Waxa ururkani u halgamaa dannaha dalka iyo dadka Somaliland,isagoo dhib iyo dheefba la wadaaga mataanihii
degan magaalada Milwaukee ee Gobolka Wisconsin.Waxa ay xaruntiisu tahay magaalada Chicago .
Waxtarka ururka ilaa iminka waxaa ka mid ah isagoo awood u inuu casuumo Wasiirka Arimaha
Dibada ee Somaliland Adna iyo Maxamed Ibraahim Warsame intaanu xamar tegin sannadkii 2000 casuumadii lagu sameeyey Chicago