Ku soo Dhawoow
Mareegta Far-Shaxan
  ha moogaan mareegta u ban baxday raadraaca taariikhda, dhaqanka iyo hidaha
  Tifatirayaasha Farshaxan way ka madax banaan yihiin fikradaha gaarka ah ee ku sugan halkan

kula xidhiidh Bahda Farshaxan EMAIL ..

Taxane warbixinno ku saabsan Taariikh nololeedkii Sh.Madar(Ilaahay ha u naxariiste)

      

    Duruusta Tallaabooyibkii Sheekh Madar ee aasaaska Hargeysa

    Hordhac

    Ummad waliba waxay leedahay astaan taariikheed oo jiritaankooda sugta,kana af celinaysa waayahoogii dhaqan,dhaqaale,siyaasadeed,degaaneed,iwm.Haddaba bahda mareegta farshaxan waxay halkan ku soo bandhigaysa taxane ku saabsan sooyaalkii Sheekh madar ee aasaaska Magaalada Hargeysa oo ah caasimada wadanka Soomaliland.Taxanahani wuxuu si qaaya leh oo habaysan uga waramayaa hab degaaneedkii Magaalada Hargeysa,xidhiidhkii ka dhexeeyey Berbera,Herer ,Hargeysa ,iwm.Waxaa waqtigiisa qaaliga u huray Mudane CabdiRasaaq Caqli. ka faa'iidaysi wanaagsan:
    Duruustii Talaabooyinkii Sh.Madar ee aasaaska Hargeysa: -Qaybtii 1aad -Qaybtii 2aad -Qaybtii 3aad -Qaybtii 4aad -Qaybtii 5aad -Qaybtii 6aad -Qaybtii 7aad -Qaybtii 8aad -Qaybtii 9aad -Qaybtii 10aad
Soo Bandhige :Fu,aad
              Bahda Mareegta Farshaxan

Copyright ©2003- Mareegta Raadraac ee Farshaxan. All Rights Reserved.