Cabdi Qays(COD)
Akhris ahaan bogan hoos u raac,cod ahaana halkan ka dhagayso    
F Heesta Calanka
Waa hal abuurka wayn ee Ibraahim Xuseen Wayd (Cirrosuge)-Posted by SLC
Xidhiidh
F Baro Soonka
Tiirarka Soonka:
  • -Waabariga ilaa cadceed dhaca in la af xidhnaado
  • In niyad lala yimaado habeenimada
    • Dadaal Dheeraada:
  • -Dadajinta Afurka
  • -Dibu dhigista Suxuurta
  • Waxaa laga wariyey Abii Hureyra (RLC)inuu yidhi Nabigaa(SCW) yidhi: Qofka aan ka tagayn hadalka beenta iyo ku hawl galkiisa, Ilaahay baahi ugama qabo qofkaasi inuu ka tago cuntadiisa iyo cabitaankiisa… Waa lagama maarmaan in afka, indhaha , iyo xubnahoo dhan laga soomo ee aan muhiinku ahayn ka tagista cuntada iyo cabida….
    F Mahadhadii Cirrosuge
    Waa hal abuurka wayn ee caanka ah iyo hawl suugaaneedkiisii.
    F Cabdi Qays iyo gabay cusub
    Aqoonta suugaaneed ee xeesha dheer ee .......
    F Golis Arts
    Dadka aduunka ku nooli siyaabo kala duwan bay u cabiraan Xasan Amaan wuxuu adeegsanayaa muuqaal farshaxaneed gudbinaya xaqiiqada dhaqan,siyaasadeed,diimeed iyo tacliineed ee umadiisa.
    Awrkii Koortan Lahaa Hadduu kor u foofay oo uu kaymo doog leh dhex jiifo ama uu kambadhuudhoo kambalka uu dabran yahay kuranka soo hadlayoow adigoon kardhanayn fariin kooban u dhaaf.

    Waa qaabka uu Ibraahin Cirrosuge u adeegsaday suugaanta isagoo raba inuu u sheego qofka la soo hadla isagoo maqan ama aan haleeli karin inuu ka jawaabo Telephoonka inuu fariin u dhaafo halka dadka qaarkii ay adeegsadaan luqada qalaad-Fu,aad Sh.

    Akhri Hanaanka Soonka

    Soo dhawoow soo dhawoow Rabadaan

    Waxa laga wariyey Cumar binu Khadaab -Ilaahay raali ha ka ahaadee- inuu yidhi waxaan maqalay Nabiga -Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee -oo leh "Markaad aragtaan bisha-Rabadaan bilawgeeda- ku af xidha ,markaad aragtaan bisha -Rabadaan dhamaadkeeda Shawaalna bilawgeeda-ku afura,haddii laydinka qariyo-sida daruuro qariya oo kale- sargooya bisha -Shacbaan oo sodonkeeda la dhamaystiro-waxa wariyey Bukhaari Ilaahay baa u aqoon badan hana ina garansiinyo sida kheyrku ku jiro..
    J Booqashadii Dr.Georgi Kapchits
    Dr. Georgi Kapchits waa tusaale nool oo ka marag kacaya inuu qof kastaa baran karo waxa uu doono iyo afka uu rababa isaga oon marna tegin dalka afkaa uu baranayo lagaga hadlo. Kolkii uu yimid magaaladan Ottawa waxa uu ka hadlay dhawr meelood. - Barwaaqo-
    F Baro diintaada
    Aqoontu waa furaha hawl galinta diinta Islaamka
    F Other Topics of Interest
    Educational tools, some cool sites, and how to send us feedback.
    // -->